lirik.web.id
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

lirik lagu whizbi – mar horaan sameeyay

Loading...

nin weyn
geedba geed ba ka weyn

mar horaa sameeyay
ani mar horaa sameeyay (walah)
mar horaa sameeyay
ani mar horaa saneeyay (walah)
mar horaa sameeyay
ani mar horaa sameeyay
mar horaa sameeyay
ani mar horaa sameeyay

haduul duul duulin
darbiga qabso (hah)
ha deg degin damiir
isku yeel (hah)
haku dheg dhegin
geedaha soo dhiib
mar horaa sameeyay
ani mar horan sameeyay
(wallahi)
mar horaa sameeyay
ani mar horaa sameeyay
(wallahi)
hadaad bilowday
boojaad ku jirtaa
madaxaaga hoos
lugahaaga kor
see dareemee
xagee maroosaa
see dareemee
xagee maroosaa
gabdhuhu waa jiliin
raguna waa digniin
qaar kood waa damiin
dalxiisku waa muhiim
go tell faadumiin
wa dareene what you mean
batuulo key hooy
soo kadaloobso
wiilka cabitanka soo qobayso
meel aad gaarin ada laacay
rag kaa ween la lolamay
lixdan jir ismooday
(haa waa saas)
muusig~yga dheg~yso
marna daaro magacayga
ka fogow waa belaayo
hey generaal xogsade
libaax baad tahay
naag ah hoorsade
bool baro soo marso (shabsade)

haduul duul duulin
darbiga qabso (hah)
hadeg degin damiir
isku yeel (hah)
haku dheg dhegin
geedaha soo dhiib
mar horaa sameeyay
ani mar horan sameeyay
(wallahi)
mar horaa sameeyay
ani mar horaa sameeyay
(wallahi)
hadaad bilowday
boojaad ku jirtaa
madaxaaga hoos
lugahaaga kor
see dareemee
xagee maroosaa
see dareemee
xagee maroosaa

sheeko xume showraye
raga kashiixaaye
shakhsi to shakhsi my n~gga
saaxiibkay nolosha gaad
waa prank u gaad
umadaadii fasahaad
fashil bay doonayan
sawir bay jiidayaan
midbay ka ilmeenayaan
kuway isdilayan
waxan furtay baraf designer
waxad wadataa huudhay
kireeh ah
gurigiina iska joog
(shuubaa ku dhashee)
rag baa haysta fankaan
mudo badan ku faa iday
weli aan ku fashilmin
fursad baan ku haystaa
inaan kugu feesteeyo
noloshaada fashilo
anaa kaa dhig~yoo
eey yaroo carbisto
marna aan canaanto
cida aan ku ceshto
qorta uga sura silis
haduul duul duulin
darbiga qabso (hah)
hadeg degin damiir
isku yeel hah)
haku dheg dhegin
geedaha soo dhiib
mar horaa sameeyay
ani mar horan sameeyay
(wallahi)
mar horaa sameeyay
ani mar horaa sameeyay
(wallahi)
hadaad bilowday boojaad
ku jirtaa madaxaaga hoos
lugahaaga kor
see dareemee
xagee maroosaa
see dareemee
xagee maroosaa


Lirik lagu lainnya:

LIRIK YANG LAGI HITS MINGGU INI

Loading...