lirik lagu qali ladan – kim iyo kow
Loading...
intaan kobcayee yaraa
korkiyo ka dhanaa kubana
kashigaa hooy anaa ku jiraye
maxaan kolkooli qabaye
markaan kaalin qaadaye
anigo kuraya kaftamay
kabtayda midaan tolayn
muxuu isku kay kakabay
o kelmada erayo aanan g~yin
kasbiyo kuday iga dhig~y
kun iyo kaw ban arko
kalsoonina k~ma qabe
karaamada dumarkiyo
kuwan dhaqankii kufsaday
ragaw kuligiin miyaa
intaan kalig~y ahaa
kurmiyo kalana karkabo
cishqigu kaynaha isudhin
maxaan ku kifaaxay nolol
markaan korta u lulay
jacayl ku kibray ku kashbacay
qofkayga midaan ahayn
muxuu igu koodshay kadin
o afkaygu waxaanu karin
kas xumo kadisa igu dayay
Lirik lagu lainnya:
- lirik lagu seaohdeewhy – love
- lirik lagu σtella – samba
- lirik lagu noah sties – best wishes
- lirik lagu bamboo (duo) – all grown up
- lirik lagu deluxe coupe, raresteadea – 33
- lirik lagu chrisdaceo – forrest
- lirik lagu tony spada e il suo complesso – quel ragazzo
- lirik lagu pranjli – chase you
- lirik lagu totenmond – into the fire
- lirik lagu guans – i love it