lirik.web.id
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

lirik lagu doni b – meeshaan ka imid ma ilaawin

Loading...

#intro
doni
dirito

#chorus
meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
meeshaan ka imid ma ilaawin
meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
meeshaan ka imid ma ilaawin
ani meshaan ka imid ma ilaawin (may)
meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
meeshaan ka imid ma ilaawin

#verse
ha ilaawin they will tell me waxan ugoy ha isdaalinin
falan over waan ka diiday uma yeelin
kadib shantee ila dheeleen laakiin uma joojin
banaanka markaa u baxay ma habaabin
falfalaad ma sameyn ma danbaabin
ebow jugta noocaan kali ma iwaalin
qaar kaloo oo badanaa jiro ma ilaawin
legendary so faqdaan badan iga ilaali
wajigaaga teesto ka ilaali
i mean wajigaada teesto ka ilaali
iska ilaali
#chorus
meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
meeshaan ka imid ma ilaawin
meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
meeshaan ka imid ma ilaawin
ani meshaan ka imid ma ilaawin (may)
meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
meeshaan ka imid ma ilaawin

#verse
one love saan waaye (haye)
xaga iyo inta hal waaye (haye)
give me that sh~tt dhir waaye (isii)
dhulkee ka soo baxdaaye (dhulka)
for me xal waaye
i go high meel sare (kor) masuul sare heer sare
i go high meel sare masuul saree heer sare (masuul saree heer sare)

#chorus
meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
meeshaan ka imid ma ilaawin
meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
meeshaan ka imid ma ilaawin
ani meshaan ka imid ma ilaawin (may)
meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
meeshaan ka imid ma ilaawin
#bridge
iska hadal ma fiicnee dadka u faaiidee
iska hadal ma fiicnee dadka u faaiidee
iska hadal ma fiicnee dadka u faaiidee
iska hadal ma fiicnee dadka u faaiidee

#outro
sanka simataye suulashana simo


Lirik lagu lainnya:

LIRIK YANG LAGI HITS MINGGU INI

Loading...