lirik lagu doni b – ani adi
#intro
doni b
diritto
#verse
midaan rabay ani waa tanaa
midkale marabiye waatanaa ileen
midka udajiyo waa kana
marna ka waalo waa kanaa
dhan walba kadhiso waa kana
si walboy rabto waa sidee waa sidan (ye ye)
bari ma rabee maanta ii keen noo keen (haa)
sidaa dareento bal ii sheeg noo sheeg (haa)
#chorus
ani adi ani adi adi
ani adi ani adi adi
kalama dhaman karnee noloshaydiyey
ani adi ani adi adi (mhh)
ani adi ani adi adi
kalama dhamaan karnee doni
#verse
dibnaha dul saaran waa malab
dul qadka dagananta waa dahab
hadee xanaaqdo waa sasab
she give me love taas waa dhab
i give her backup waa qasab
she gimme gimme taas waa dhab
i give her backup waa qasab waa nasab (iyee)
albaabka qalbigaaga gaw gaw dheh (waa ikan)
wey dhacdaa lkn ma badno babe
if you miss me go make a call
ha is adkeen girl go make a call
weey dhacdaa laakiin ma badno babe
weey dhacdaa laakiin ma badno babe
weey dhacdaa laakiin ma badno babe
weey dhacdaa laakiin ma badno babe
bari ma rabee maanta ii keen noo keen (haa)
sidaa dareento bal ii sheeg noo sheeg (haa)
#chorus
ani adi ani adi adi
ani adi ani adi adi
kalama dhaman karnee noloshaydiyey
ani adi ani adi adi
ani adi ani adi adi
kalama dhamaan karnee doni
Lirik lagu lainnya:
- lirik lagu demie – wake up
- lirik lagu ice-t – reckless
- lirik lagu blu – people call me
- lirik lagu zabelê – cara de cão
- lirik lagu kiki vivi lily – 手を触れたら (touch me)
- lirik lagu allie zarazua – aquelarre (single version)
- lirik lagu timmy albert – totga
- lirik lagu laeti – dis-moi
- lirik lagu magnetik zu – overlove
- lirik lagu campbullet – лотосова жизнь (lotus life)