lirik.web.id
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

lirik lagu maxamed bk – dhaadasho qaaci 2017

Loading...

dartee dhaawacaad mudatiyo
dhibaato waxii ku gaaray
intaan kaa dhayo xaqiiqdii

hadaan kaa dhaadan waayo

ala sidaad waayaha dhankaada
dharaar ugu wiici wayday
inaan rajo kuu dhabeeyo
hadaa ugu dhiiran waayo

dheeftiyo waayaha jacaylka
hadaan kugu soo dhaweenin
anaa dhayalsaday xag-yga

dhaxaan fikir iyo dadaal
alla dhankayga usoo hurtee
intaan tacabkaaga dhowro
hadaan kugu dhaadan waayo

jacayl dhaxalkiisu raago
intaan udubkiisa taago
sidaad cashar ii dhigeeso
hadaan ku dhag-ysan waayo

dheeftiyo waayaha jacaylka
hadaan kugu soo dhaweenin
anaa dhayalsaday xag-yga


Lirik lagu lainnya:

LIRIK YANG LAGI HITS MINGGU INI

Loading...