lirik lagu khadar keyow - waa 1 kow
hubaal sadriga, waad baanatoo
halkii saac, baan kun jeer
sawirkaaga daya, nafta ku seexiyaa
si baan kugu ahay, ahay, baryahan, haa
ahay baryahaan
hubaal sadriga, waad baanatoo
halkii saac, baan ku jeer
sawirkaaga daya, nafta ku seexiyaa
si baan kugu ahay, ahay, baryahaan, aaa
ahay baryahaanee
marka aad sii jeedsataa, lay saaqayaa, albiga lay saaqayaa
markaad soo jeedstuu, jaceylku siyaaday, siyaaday
wuu siyaadaye, siyaaday, jaceylku siyaadaye, siyaadaayeey
marka aad sii jeedsataa, lay saaqayaa, qalbiga lay saaqayaa
markaad soo jeedstuu, jaceylku siyaaday, siyaaday
wuu siyaadayey siyaaday, jaceylku siyaaday, ala siyaadaayeey
adduunkaan sahan u diray, waa kow, waa kow
tilmaamta aan siiyaay, iyo, hoy, hoy, hooy
saxdii adigaa, noqdoo
sinjiga waan, garanayaa
soomaali, cidaan ahayn
sidaani ma ahaan kartee, eee
xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
haa, adduunkaan sahan u diray, waa kow, waa kow
tilmaamta aan siiyaay, iyo, hooy, hooy
saxdii adigaa, noqdoo
sinjiga waan, garanayaa
soomaali, cidaan ahayn
sidaani ma ahaan kartee, eee
xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
siduu rabbi, kuu dhigiyoo
waxaad ku saleysan tahay
qof dhiskeediyo, sad baad tahay maqnaa
saxdii baad tahay, tahay, aan rabay
tahay, aan rabay
siduu rabbi, kuu dhigiyoo
waxaad ku saleysan tahay
qof dhiskeediyo, sad baad tahay maqnaa
saxdii baad tahay, tahay, aan rabay
tahay, aan rabay
yarta aan saadaaliyaay
middaan sugaayay baad, tahay
hablaha, iilama aad sinid
macaan, kaalay ii soo dhawoow
oo, kaalay, kaalay, ii soo dhawoow, macaan kaalayeey
yarta aan saadaaliyaay
middaan sugaayay baad, tahay
hablaha, iilama aad sinid
macaan, kaalay ii soo dhawoow
oo, kaalay, kaalay, soo dhawoow, macaan kaalayeey
haa, adduunkaan sahan u diray, waa kow, waa kow
tilmaamta aan siiyaay, iyo, hoy, hoy, hooy
saxdii adigaa, noqdoo
sinjiga waan, garanayaa
soomaali, cidaan ahayn
sidanii ma ahaan kartee, eee
xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
aa, adduunkaan sahan u diray, waa kow, waa kow
tilmaamta aan siiyaay, iyo, hooy, hooy
saxdii adigaa, noqdoo
sinjiga waan, garanayaa
soomaali, cidaan ahayn
sidaani, ma ahaan kartee, eee
xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
Lirik lagu lainnya:
- lirik lagu arty it's me - call me lil wayne or mr. morale (airy version)
- lirik lagu aaradhna - i think about you
- lirik lagu along for the ride - bragging rights
- lirik lagu asert - promo
- lirik lagu diamond okosun - enjoyment
- lirik lagu cozzane - bring yoo friends
- lirik lagu níels thibaud girerd - sælir nilli
- lirik lagu doomscale - hw
- lirik lagu the brokedowns - bioavailable fail compilation
- lirik lagu mili - koma