lirik lagu khadar hanad - amoore
[intro: rahma hassan]
amoore
hey, ya amoore
hey, amoore
[verse 1: rahma hassan & khadar hanad]
asaagaa miyaan aaminaa
axdi aan la dhigtaa oofiyaa
eynigaa raga maan arkaa
indhaheygu qabtaan oontiraan
amba saw xubiyeey
aawadaa uma goynin asxaab, aawadaa
cidkale oon adi ahayn maan aqaan
arjigeeda qabtaa aqbalaa
asaagaa miyaan aaminaa
axdi aan la dhigtaa oofiyaa
eynigaa raga maan arkaa
indhaheygu qabtaan oontiraan
amba saw xubiyeey
aawadaa uma goynin asxaab, aawadaa
cidkale oon adi ahayn maan aqaan
arjigeeda qabtaa aqbalaa
[chorus: rahma hassan & khadar hanad]
amoore miyaa qof iftiin badan
xidigtii arligiyo imikaa tahay
amoore miyaa qof udgoon badan
inan kii inamada eryadaa tahay
amoore miyaa qof aqoon badan
ehelkii xubigee imikaa tahay
amoore miyaa qof asluub wacan
inantii hablahaba eryataa tahay
amoore miyaa qof iftiin badan
xidigtii arligiyo imikaa tahay
amoore miyaa qof udgoon badan
inan kii inamada eryadaa tahay
amoore miyaa qof aqoon badan
ehelkii xubigee imikaa tahay
amoore miyaa qof asluub wacan
inantii hablahaba eryataa tahay
[verse 2: rahma hassan & khadar hanad]
ereygaad tidhaa adeecayaa
amarkaaga jiraan ajiibayaa
axsan qalbigaad ilaalisaa
istareexii naftaad abuuraysaa
ubaxii qalbigaay waan ogaa
inaad tahay qofkaygii waan ogaa
abidkay, abidkay intaan jiraa
adi weeyi qofkaan amaanayaa
ereygaad tidhaa adeecayaa
amarkaaga jiraan ajiibayaa
axsan qalbigaad ilaalisaa
istareexii naftaad abuuraysaa
ubaxii qalbigaay waan ogaa
inaad tahay qofkaygii waan ogaa
abidkay, abidkay intaan jiraa
adi weeyi qofkaan amaanayaa
[chorus: rahma hassan & khadar hanad]
amoore miyaa qof iftiin badan
xidigtii arligiyo imikaa tahay
amoore miyaa qof udgoon badan
inan kii inamada eryadaa tahay
amoore miyaa qof aqoon badan
ehelkii xubigee imikaa tahay
amoore miyaa qof asluub wacan
inantii hablahaba eryataa tahay
[outro: khadar hanad & rahma hassan]
amoore miyaa qof iftiin badan
xidigtii arligiyo imikaa tahay
amoore miyaa qof udgoon badan
inan kii inamada eryadaa tahay
amoore miyaa qof aqoon badan
ehelkii xubigee imikaa tahay
amoore miyaa qof asluub wacan
inantii hablahaba eryataa tahay
Lirik lagu lainnya:
- lirik lagu noti rose - pas si mal
- lirik lagu auzzie bozzie - do u know
- lirik lagu jayden hagerty - something new already
- lirik lagu linying - good is better than better
- lirik lagu holly maguire - tides and satellites
- lirik lagu elias (deu) - ich fühl...
- lirik lagu durden - quelle life !
- lirik lagu jaurim (자우림) - 뱀파이어 vampire
- lirik lagu ye vagabonds - danny
- lirik lagu c&k vocal - world our world