lirik.web.id
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

lirik lagu fuad hfb - do you believe in love?

Loading...

[intro]

na na na na na
na na na na na
na na

(axsantu!)

[verse 1]
marlay ma hilmaamo
maankay ma iloobo
ayaan kama maarmo
anigu ma awoodo
inaan kamaqnaado

[bridge]
habeen mabadsuudo
markan arki waayo
qofaan ku masalaa
addunka majoogo

[chorus]
do you believe in love?
do you believe in love?
do you believe in love?
do you believe in love?
do you believe in love?
do you believe in love?

[verse 2]
(marlay ma hilmaamo)
ayaan wadnahayga
ayaad boos ku haysa
ayaan kama maarmo
anigu ma awoodo
inaan ka fugaado

[bridge]
habeen mabadsuudo
markan arki waayo
qofaan ku masalaa
addunka majoogo

[chorus]
do you believe in love?
do you believe in love?
do you believe in love?

do you believe in love?
do you believе in love?
do you believе in love?
[outro]
do you believe in love?
do you believe in love?
do you believe in love?


Lirik lagu lainnya:

LIRIK YANG LAGI HITS MINGGU INI

Loading...