lirik.web.id
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #

lirik lagu baash junior - ha idilin

Loading...

macalin ha idilin
khalada aan samenin ha igu xaasidin
khabiilkay ga ha iiweedinin
ani waa yarahay taas hailoowin
macalin ha idilin
macalin ha idilin

qalbiga ahaga jibin
qab yaalad ha ibarin
qal qal ha igo ridin
qab riga ha dirin
qaab kaan ku sucdo waasax

waxaad islaheed wax ba
waxaan noqday waxsare
kadib waa ikan
waa rumeyey riyadii 34

walwal ha igo beerin
waa lidiintay ha igu dirin
dogsiga ha igu duubin
ani waa yarahay taas hailoowin

macalin ha idilin
khalada aan samenin ha igu xaasidin
khabiilkay ga ha iiweedinin
ani waa yarahay taas hailoowin
macalin ha idilin
macalin ha idilin
macalin ha idilin
khalada aan samenin ha igu xaasidin
khabiilkay ga ha iiweedinin
ani waa yarahay taas hailoowin
macalin ha idilin
macalin ha idilin

waxa sameesay ima badalin
waxa nuqday will adag
walidkii isoo kuriyey
wanaag buu i baray
hurmar ba ku gaaray
ducadoodaa i rumoow day
hooyo iyo aabo kalatag~y baanaa
arootooda dayacanaa
ilahay baa obaryaa iney hurmargaaraan
waxee rabaaan helaan
waxbarashada ku dadaa
meel fiican gaaraan

macalin ha idilin
khalada aan samenin ha igu xaasidin
khabiilkay ga ha iiweedinin
ani waa yarahay taas hailoowin
macalin ha idilin
macalin ha idilin
macalin ha idilin
khalada aan samenin ha igu xaasidin
khabiilkay ga ha iiweedinin
ani waa yarahay taas hailoowin
macalin ha idilin
macalin ha idilin

waxa rabey wa sameyey
waxi tage waa tageen
aan diiradda saaro muuqaalka
waxa rabeyq wa sameyey
waxi tage waa tageen
aan diiradda saaro muuqaalka

macalin ha idilin
khalada aan samenin ha igu xaasidin
khabiilkay ga ha iiweedinin
ani waa yarahay taas hailoowin
macalin ha idilin
macalin ha idilin

hooyo waa kujeclahay
aan diiradda saaro muuqaalka
waa dodava on the beat
aan diiradda saaro muuqaalka
baash another good vibes forever


Lirik lagu lainnya:

LIRIK YANG LAGI HITS MINGGU INI

Loading...